General Maxamed Siciid Morgan oo geeriyooday
[Jowhar - Somalia] - 28/05/2025
May 28 (Jowhar)-Janaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo la sheegay inuu ku xanuunsanaa muddooyinkii danbe sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Punland. General Morgan wuxuu taariikh dheer ku lahaa Ciidanka Xoogga (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madasha samatabixinta oo cambaaraysay dagaalkii ka dhacay Beled-xaawo.
Madasha la magac baxday Samata-Bixinta Soomaaliyeed ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay si adag ugu cambaareyneyso (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025
Madaxweyne Deni oo Boosaaso kaga qaybgalay aaska Dr Cabdiraxmaan Dhegaweyne.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025
Xiisad weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo
Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo shalay dagaal xooggan ku dhexmaray (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Taiwan and Somaliland Respond to Criticism from Chinese Embassy in Mogadishu
HARGEISA (SD) – The Taiwan Representative Office in Somaliland has issued a statement responding to remarks and (…)
[Somali Dispatch] - 29/07/2025
Madaxtooyada Puntland oo war ka soo saartay Markabka Sea World & warqaddii DFS.
Madaxtooyada Puntland ayaa caawa war rasmi ah ka soo saartay markabka Sea World ee ku xiran…
[Horseed Media] - 23/07/2025