Kuraastii ay ka geeriyoodeen Xildhibaano Khadiija Diiriye iyo Sey Sey oo la buuxiyay
[Jowhar - Somalia] - 31/05/2025
May 31 (Jowhar) Maanta oo ay taariikhdu tahay 31’da bisha May 2025 waxaa xarunta baarlamaanka Hirshabeelle ka dhacday doorashada dib u buuxinta kuraasta ka bannaanaatay baarlamaanka 11aad ee Federaalka Soomaaliya ee kala ah Hop097 iyo Hop098. Doorashada oo ay ka soo qeybgaleen xubno labada gole (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Xagee Marayaa baaritaanka Markabka hubka sida ee ku xiran dekedda Boosaaso.
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka warbixiyey Markabka Sea World ee lagu qabtay…
[Horseed Media] - 21/07/2025
Puntland iyo Qaramada Midoobey oo ka arrinsanaya hubka saaran markabka Sea World.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo uu madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni garoonka diyaaradaha…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Jubbaland oo eedayn u jeedisey Dowladda Somalia.
Dowladda Jubbaland ayaa war-saxaafadeed kulul ka soo saartay dagaaladii ka dhacay degmooyinka Baladxaawo iyo Doolow ee…
[Horseed Media] - 28/07/2025
Puntland oo wajahaysa mawjado soogalooti ah oo ka imaanaya dalka Itoobiya
Boqollaal Soogalooti ah oo ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa dhawaanahan si xawli ah ugu qulqulaya dhinaca magaalada (…)
[Puntland Post] - 28/07/2025
Ciidamada Puntland oo duleedka Boosaaso ku qabtay baabuur raashin u siday mileeshiyaadka Daacish
Ciidamada Ammaanka Puntland oo ku sugan duleedka Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay baabuur raashin u siday (…)
[Puntland Post] - 28/07/2025