Madaxweyne Trump oo sheegay iney dhawdahay xabad joojinta Qasa

[Jowhar - Somalia] - 31/05/2025
May 31(Jowhar) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay sheegay in xabbad-joojin laga gaaro Qasa ay aad u dhowdahay. “Aad ayay ugu dhow yihiin inay xabbad-joojin gaaraan,” ayuu yiri Trump mar uu qabanayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Oval Office, isagoo intaa raaciyay, “Waanu idinla (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Xiisad weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo
Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo shalay dagaal xooggan ku dhexmaray (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Kooxaha u dooda xuquuqda Israa’iil ayaa maamulka Israa’iil ku eedeeyay xasuuqa ka socda Gaza
Laba hay’adood oo hormuud ka ah xuquuqda Israa’iil ayaa ku sheegay hab-dhaqanka Israa’iil ee Gaza yahay xasuuq ka (…)
[Horseed Media] - 29/07/2025
Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Mareykanka iyo Midowga Yurub oo gaaray heshiis ganacsi oo ah cashuur dhan 15%
Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa Axaddii gaaray heshiis horudhac ah oo ganacsi, iyadoo Mareykanku saaray 15% (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025
Ciidanka Puntland oo qabtay gaari sahay u sidey kooxda Daacish.
Ciidamada Ammaanka Puntland oo ku sugan duleedka Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay baabuur raashin u…
[Horseed Media] - 28/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |