Puntland oo la wareegtay taliskii ugu weynaa kooxda Daacish ee 10kii sano lasoo dhaafay
[Jowhar - Somalia] - 31/05/2025
May 31 (Jowhar) Ciidanka Difaaca maamulka Puntland ayaa si buuxda gacanta ugu dhigay Taliskii ugu waynaa kooxda Argagixisada ah ee Daacish oo ahaa Miiraale. Sida wararku tilmaamayaan, ciidamada ayaa dhawr jiho uga yimid Ceelka biyaha oo ahayd halkii ugu weyneyd oo Talis u ahayd kooxdan 10kii (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dowladda Puntland oo warbixin ka soo saartay Markabka Sea World.
Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hidaha & Dhaqanka ee Dowladda Puntland waxay si rasmi ah u (…)
[Horseed Media] - 20/07/2025
Puntland: Askar ku soo dhaawacmay Hawlgalka Calmiskaad oo ka cabanaya daryeel la’aan caafimaad
Askar ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ku soo dhaawacmay Hawlgalka Calmiskaad oo ka cabanaya daryeel la’aan (…)
[Puntland Post] - 29/07/2025
Waxa Puntland ka baran karto dadaalladii nabadeed ee Maxamed Abshir Muuse iyo Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
Boosaaso (Faallo) — Sanadkii 1991kii markii dagaalka sokeeye si buuxda uga qarxay Muqdisho, dad badan ayaa ka qaxay (…)
[Puntland Post] - 20/07/2025
Puntland oo qabatay madixii maaliyadda Daacish & xubno la socdey.
Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaadday in gacanta lagu dhigay madixii maaliyadda kooxda daacish ahaana wakiilkii…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Jubbaland oo warbixin ka soo saartay xaaladda gobolka Gedo.
Dowladda Jubbaland ayaa siweyn u cambaaraysay weerarkii maanta ay kooxda Xasan Sheekh u adeegsadeen hoobiye yaasha…
[Horseed Media] - 25/07/2025