War-Murtiyeed: shirka Mucaaradka Muqdisho
[WardheerNews - Somalia] - 1er/06/2025
Muqdisho (WDN)- Madasha Mucaaradka oo ay ku bahoobeen mucaaradka Muqdisho, islamarkaana uu guddoomiye u yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa war murtiyeed ay soo saareen ku sheegay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu burburiyay heshiisyadii saldhigga (…)
... Article published by "WardheerNews" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
USA: Shan qof ayaa ku dhimatay toogasho ka dhacday magaalada New York
Ugu yaraan shan qof, oo ay ku jiraan sarkaal ka tirsan Waaxda Booliska New York (NYPD) iyo ninka geystay weerarka, (…)
[Horseed Media] - 29/07/2025
Puntland iyo Qaramada Midoobey oo ka arrinsanaya hubka saaran markabka Sea World.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo uu madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni garoonka diyaaradaha…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Thailand iyo Cambodia ayaa rasaas is weydaarsaday iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xadka
Saraakiisha Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 11 ay ku dhinteen duqeymaha Cambodia; Thailand waxa ay fulisaa (…)
[Horseed Media] - 24/07/2025
Puntland oo shaacisay inaan siyaasad tahriib ah laga fulin karin gobolka Haylaan.
Guddoomiyaha gobolka Haylaan ee Puntland Maxamed Faarax Aadan oo ka hadlay musaanad ka dhacday Magaalada Dhahar…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Pro. Dalxa oo muddo saddex saac ah lagu xannibay garoonka diyaaradaha Nairobi.
Guddoomiye Ku-xigeenkii 1-aad ee hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa mudo (…)
[Horseed Media] - 24/07/2025