Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay taliyaha NISA

[Jowhar - Somalia] - 1er/06/2025
Jun 01(Jowhar) Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale u magacaabay Mahad Maxamed Salaad inuu noqdo Taliyaha Hay adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Golaha wasiirada ayaa hada ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda amniga ee magacaabista taliye Mahad Salaad. Mahad (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Madaxweynaha Iran Pezeshkian oo sheegay inay diyaar u yihiin dagaal ay la galaan Israel, aysana joojin doonin barnaamijkooda nukliyeerka
Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay dagaal kasta oo ay Israel ku qaadi (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025
IRAN: Shan qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay maxkamad ku taal Sistan-Baluchestan
Weerar lagu qaaday maxkamad ku taal koonfurta bari ee gobolka Sistan-Baluchistan ee dalka Iran ayaa lagu dilay ugu (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
Puntland oo ka hortimid dalabkii Villa Somalia oo ahaa in ay deg deg ah ku sii dayso markabkii Hubka siday ee Sea World
Xukuumadda Puntland oo xalay warsaxaafadeed soo saartay sheegtay in ay aad uga xuntahay warqaddii ka soo baxday (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Somalia: Key town of Maxaas falls to Al-Shabaab after heavy fighting
The Al-Shabaab fighters have taken dozens of towns and villages since launching an offensive early this year.
[Horseed Media] - 29/07/2025
Puntland oo shaacisay inaan siyaasad tahriib ah laga fulin karin gobolka Haylaan.
Guddoomiyaha gobolka Haylaan ee Puntland Maxamed Faarax Aadan oo ka hadlay musaanad ka dhacday Magaalada Dhahar…
[Horseed Media] - 23/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |