Israel oo Wasiirada Carabta u diiday iney galaan magaalada Gaza
[Jowhar - Somalia] - 1er/06/2025
Jun 01(Jowhar) Israel ayaa lagu soo warramayaa in ay dhowr wasiir arrimo dibadeed oo Carbeed ka mamnuucday in ay galaan Daanta Galbeed ee la haysto oo ay shir ku lahaayeen magaalada Ramallah. Diblumaasiyiin sarsare oo ka socda Sacuudiga, Urdun, Masar, Qatar, Turkiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweyne Deni iyo saraakiisha ciidamada oo xalay yeeshay Shir ku saabsan dardar gelinta Hawlgalka Calmiskaad
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xalay Shir ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Dowladda Federaalka oo ka hadashay markabka hubka sida
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay markabka hubka sida ee SEA WORLD, kaas oo ay (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca Puntland oo ka warbixiyay halka uu marayo Hawlgalka Calmiskaad
Taliyaha guud ee Ciidanka difaaca Puntland S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo maanta ka warbixiyay halka uu marayo (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025
Ergooyinka Laascaanood oo la hordhigay qodobo xasaasi ah oo ay ka doodayaan.
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa weli ka socda shirka dhammaystirka dhismaha maamulka KHATUMO oo…
[Horseed Media] - 24/07/2025
Villa Somalia oo war ka soo saartay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Jubati.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula (…)
[Horseed Media] - 27/07/2025