Ukraine Oo Bilowday Weerar Muhiim Ah Oo Ay Ku Qaaday Diyaarada Ruushka

[Jowhar - Somalia] - 1er/06/2025
Jun 01 (Jowhar)-Waaxda amniga ee dalka Ukrain ee SBU ayaa ku dhawaaqday in ay si guul leh u beegsatay diyaarado militari oo Ruushku leeyahay oo lagu qiimeeyay lacag dhan 7 bilyan oo doolar (€6.1 bilyan) duqeymo xiriir ah oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Drones-ka oo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay saraakiisha kujira hawlgalka Hillaac.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa kulan ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025
Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan Magaalada Badhan.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Boosaaso ee…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Madaxtooyada Puntland oo war ka soo saartay Markabka Sea World & warqaddii DFS.
Madaxtooyada Puntland ayaa caawa war rasmi ah ka soo saartay markabka Sea World ee ku xiran…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Puntland oo waxgarad u dirtay gogosha nabada ee Ceerigaabo
Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in nabad loogu wada noolaado magaalada Ceerigaabo, iyada oo waxgarad u (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca Puntland oo ka warbixiyay halka uu marayo Hawlgalka Calmiskaad
Taliyaha guud ee Ciidanka difaaca Puntland S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo maanta ka warbixiyay halka uu marayo (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |