AUSSOM oo beenisay in diyaarad helicopter ah Shabaab uga soo rideen Xawaadley

[Jowhar - Somalia] - 3/06/2025
Jun 03 (Jowhar) Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in Ciidamadii Burundi ee ku sugnaa saldhigga hore ee Xawaadley, oo ku yaalla waqooyi-bari Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, si nabad ah loo soo daad gureeyay sababo la xiriira fatahaad culus (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Ciidamada Puntland oo duleedka Boosaaso ku qabtay baabuur raashin u siday mileeshiyaadka Daacish
Ciidamada Ammaanka Puntland oo ku sugan duleedka Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay baabuur raashin u siday (…)
[Puntland Post] - 28/07/2025
Puntland oo war ka soo saartay khilaafka golaha deegaanka Galkacyo.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland ayaa sharci darro iyo waxkama jiraan (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025
Puntland oo sheegtay in ay baaris kadib shaacin doonto warbixin ku saabsan markabkii hubka siday
Dowladda Puntland oo baaritaan ku haysa markabka Sea World oo shixnad hub ah u siday magaalada Muqdisho ayaa lagu (…)
[Puntland Post] - 20/07/2025
Suldaan Siciid oo la kulmay isimada iyo oday dhaqameedka ku sugan Badhan.
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa waxa uu maanta Hadhimo Sharafeed u sameeyey Isimada iyo odayaasha dhaqanka…
[Horseed Media] - 20/07/2025
Federal Government Accuses Jubaland Leader of Provoking Deadly Clashes in Gedo Region
MOGADISHU (SD) – Press Release from the Federal Ministry of Internal Security Strongly Condemns Today’s Renewed (…)
[Somali Dispatch] - 25/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |