Turkiga oo ugu deeqay Soomaaliya diyaaradaha dagaalka ee T129 Atak
[Jowhar - Somalia] - 4/06/2025
Jun 04(Jowhar)Dowladda Turkiga ayaa xoojisay taageerada ay siiso Soomaaliya ee dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab todobaadkan, kadib markii saddex diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah ee T129 Atak la gaarsiiyay dalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qadka taleefanka kula hadlay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Mas’uuliyiinta Puntland oo maanta Shir ka yeeshay Xaaladda Ammaanka magaalada Gaalkacyo
Saraakiisha laamaha amniga ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta ka qayb-galay shirkii toddobaadlaha ahaa ee amniga, (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Puntland Government Strongly Rejects Somali Federal Government’s Accusations of Piracy
GAROWE (SD) – Last night, the Puntland administration issued a statement vehemently denying allegations made by the (…)
[Somali Dispatch] - 24/07/2025
DFS oo ciidamo ku daabulaysa deegaamo katirsan gobolka Gedo.
Dowladda Soomaaliya oo weli ku adkaysanaysa qorsheheeda qabsashada deegaamo katirsan Jubbaland ayaa ciidamo horleh u (…)
[Horseed Media] - 24/07/2025
Puntland oo shaacisay Markab 2aad oo taagan xeebaha degmada Bareeda.
Puntland ayaa muujisay shakiga ay ka qabto markab nooca xamuulka ah oo muddo labo cisho ah…
[Horseed Media] - 21/07/2025
Thailand iyo Cambodia ayaa rasaas is weydaarsaday iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xadka
Saraakiisha Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 11 ay ku dhinteen duqeymaha Cambodia; Thailand waxa ay fulisaa (…)
[Horseed Media] - 24/07/2025