Farmaajo oo dhaliilay Gogasha Wadatashiga ee Xasan Sheekh uu ku baaqay
[Jowhar - Somalia] - 5/06/2025
Jun 05(Jowhar)-Madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku dhaliilay hanaanka loo maareeyay gogosha wadatashiga ee Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay. War Saxaafadeedka ayuu ugaga hadlay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Madaxweynihii hore ee (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
DFS oo markale Puntland ku eedaysay afduub lagu sameeyey markabka Sea World.
Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa markalee Puntland ku eedaysay inay afduub u geysatey Markab ay…
[Horseed Media] - 26/07/2025
Kal-fadhigii golaha deegaanka Galkacyo oo dib loo dhigay.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, ayaa shaaca ka qaadday in dib loo dhigay…
[Horseed Media] - 21/07/2025
Puntland: Xasan Shiikh iyo kooxda uu hoggaamiyo waa burcad-badeed xiriir la leh argagixisada Caalamiga ah
Wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo kamid ah shakhsiyaad ugu dhaw madaxweyne Siciid Deni ayaa koox burcad-badeed (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Israa’iil oo sii wada duqeynta Gaza iyadoo gaajo ku dishay 111 qof Falastiiniyiin ah
Ugu yaraan 10 falastiiniyiin ah ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ugu dhintay gaajo Gaza, taasoo ka dhigeysa tirada (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025
Puntland oo u diyaar-garoobaysa qabashada markab labaad oo looga shakiyay in uu hub sido
Markab xamuul ah oo laga shakiyay ayaa taagan nawaaxiga xeebta degmada Bareeda ee gobolka Raas Casayr, halkaasi oo (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025