Madaxweyne Trump oo dalkiisa ka mamnuucay iney galaan 12 dal oo Soomaaliya ay ku jirto

[Jowhar - Somalia] - 5/06/2025
Jun 05(Jowhar) Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa saxiixay amar cusub oo mamnuucaya muwaadiniinta 12 waddan in ay soo galaan Mareykanka, isagoo ku sababeeyay talaabadaasi in ay tahay mid lagu difaacayo amniga qaranka iyo in laga hortago “argagixisada shisheeye”. Amarkan ayaa dhaqan (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

DFS oo ciidamo ku daabulaysa deegaamo katirsan gobolka Gedo.
Dowladda Soomaaliya oo weli ku adkaysanaysa qorsheheeda qabsashada deegaamo katirsan Jubbaland ayaa ciidamo horleh u (…)
[Horseed Media] - 24/07/2025
Puntland: Xasan Shiikh iyo kooxda uu hoggaamiyo waa burcad-badeed xiriir la leh argagixisada Caalamiga ah
Wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo kamid ah shakhsiyaad ugu dhaw madaxweyne Siciid Deni ayaa koox burcad-badeed (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Puntland oo waxgarad u dirtay gogosha nabada ee Ceerigaabo
Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in nabad loogu wada noolaado magaalada Ceerigaabo, iyada oo waxgarad u (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Somalia: Puntland Issues Official Statement on Arms Vessel Bound for Mogadishu Intercepted Off Its Coast
Puntland Seizes Sea World Vessel for Violating Maritime Law
[Horseed Media] - 20/07/2025
Booliska Puntland oo eedaysane u qabtay weerar ka dhacay Garoowe.
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo…
[Horseed Media] - 25/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |