Israa’iil oo weerartay Lubnaan
[Horseed Media - Somalia] - 6/06/2025
Duqeymo cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay duleedka koonfureed ee Beirut ayaa habeenimadii Khamiista ruxay caasimadda Lubnaan, weerarkaas oo ay Israa’iil ku sheegtay in lala beegsaday warshado ay leeyihiin kooxda Xisbullah.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo mar kale go’aansatay in ay bilowdo hawlgal lagu raafayo Soogalootiga Ajaanibta ah
Xukuumadda Puntland ayaa go’aansatay in ay mar kale bilowdo hawlgal raaf ah oo lagu qab-qabanayo Soogalootiga (…)
[Puntland Post] - 29/07/2025
Maayirka Gaalkacyo oo lagu wargeliyay in uu qoro waraaqda is casilaadda kaddib markii mooshin laga keenay
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayaa ku wargelisay maayirka degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad in uu (…)
[Puntland Post] - 20/07/2025
Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay eedaysane loo haysto in uu dad ku dilay magaalada Garoowe
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu (…)
[Puntland Post] - 25/07/2025
Puntland oo u diyaar-garoobaysa qabashada markab labaad oo looga shakiyay in uu hub sido
Markab xamuul ah oo laga shakiyay ayaa taagan nawaaxiga xeebta degmada Bareeda ee gobolka Raas Casayr, halkaasi oo (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025
DFS oo jawaab hanjabaad u badan ka bixisay markabka Sea World ee ku xiran dekedda Boosaaso.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa afduubka iyo xad gudubka lagu sameeyey markabka SEA WORLD. (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025