Dowlada oo sheegtay in howlgal qorsheysan lagu diley 40 ka mid ah Alshabaab
[Jowhar - Somalia] - 6/06/2025
Jun 06 (Jowhar) War ka soo baxay Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan lagu diley inkabadan 40 ka mid ah kooxda Alshabaab. Hase yeeshee warka ka soo baxay dowlada Soomaaliya ayaan lagu cadeyn waqtiga uu (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Shacabka Malaysia ayaa ka mudaaharaadaya kor u kaca maciishada, iyagoo dalbanaya in uu xilka ka dego RW Anwar Ibrahim
Kumanaan reer Malaysia ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan sare u kaca maciishada iyo dib u (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
Baarlamaanka Puntland oo maanta meel mariyay Ansixinta wax-ka bedelka Xeerka la-dagaallanka Argagixisada
Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah an cod aqlabiyad leh ku meel-mariyay Ansixinta (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Mareykanka iyo Israa’iil oo isku khilaafay Xiisadda ka taagan Suuriya
Mareykanka ayaa billaabay si aan horey looga baran inuu uga hadlo xaaladda Suuriya ; wakiilka Mareykanka u qaabilsan (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Mareykanka iyo Midowga Yurub oo gaaray heshiis ganacsi oo ah cashuur dhan 15%
Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa Axaddii gaaray heshiis horudhac ah oo ganacsi, iyadoo Mareykanku saaray 15% (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025
Xiisad weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo
Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo shalay dagaal xooggan ku dhexmaray (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025