Ciidamada Dowlada oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Hareeri

[Jowhar - Somalia] - 7/06/2025
Jun 07 (Jowhar) Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan lagu diley saddex ka tirsan madaxda Alshabaab u qaabilsanaa howlo kala duwan. War Saxaafadeed ay soo saartay Wasaarada Warfaafinta Dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal qorshaysan oo si wadajir ah ay u fuliyeen (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Xiisadda dagaal ee Beled-xaawo oo aan weli dhinac u dhicin.
Xaaladda degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa weli kacsan xilli ay maalinimadii shalay ku dagaalameen ciidamada…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Puntland iyo Maraykanka oo maanta hawlgal wadajir ah ku qabtay horjooge sare oo ka tirsan Daacish
Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigtay Madaxii Maaliyadda (…)
[Puntland Post] - 25/07/2025
Dowladda Somalia oo sheegatay qabashada horjooge sare oo katirsan Alshabab.
Ciidanka gaar ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Puntland oo qabatay madixii maaliyadda Daacish & xubno la socdey.
Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaadday in gacanta lagu dhigay madixii maaliyadda kooxda daacish ahaana wakiilkii…
[Horseed Media] - 25/07/2025
GAROWE: Askari rasaas ku furay gaari ciidan oo khasaare nafeed geystey
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar dhimasho iyo dhaawac sababay oo subaxnimadii hore ee…
[Horseed Media] - 24/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |