Ruushka oo markii labaad duqeyn ka fuliyay dalka Ukraine
[Jowhar - Somalia] - 7/06/2025
Jun 07 (Jowhar) Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Ruushka uu duqeymo ka fuliyay dalka Ukraine,kuwaasoo isugu jira gantaallo, iyo diyaarado aan duuliye lahayn. Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa sheegay in Ruushku uu ku garaacay 215 gantaal (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Somalia: Senior ISIS-Somalia leader captured in joint Puntland–U.S. operation in Bari region
Puntland regional security forces, in collaboration with their U.S. counterparts, have captured a senior (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
Kooxaha u dooda xuquuqda Israa’iil ayaa maamulka Israa’iil ku eedeeyay xasuuqa ka socda Gaza
Laba hay’adood oo hormuud ka ah xuquuqda Israa’iil ayaa ku sheegay hab-dhaqanka Israa’iil ee Gaza yahay xasuuq ka (…)
[Horseed Media] - 29/07/2025
Xiisadda dagaal ee Beled-xaawo oo aan weli dhinac u dhicin.
Xaaladda degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa weli kacsan xilli ay maalinimadii shalay ku dagaalameen ciidamada…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Villa Somalia oo war ka soo saartay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Jubati.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula (…)
[Horseed Media] - 27/07/2025
Puntland oo shaacisay inaan siyaasad tahriib ah laga fulin karin gobolka Haylaan.
Guddoomiyaha gobolka Haylaan ee Puntland Maxamed Faarax Aadan oo ka hadlay musaanad ka dhacday Magaalada Dhahar…
[Horseed Media] - 23/07/2025