Dowladda oo sheegtay iney 25 Shabaab ah ku dishay howlgal ka dhacay Sh.hoose
[Jowhar - Somalia] - 8/06/2025
Jun 08(Jowhar)Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ka fuliyay tuulada Gaalware oo 4 km dhanka bari kaga beegan deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose. Sida dowladda ay sheegtay, Hawlgalkan ayaa lagu khaarijiyay in ka badan 25 ka tirsanaa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Duqa degmada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland oo wajahaya mooshin xilka qaadis
Duqa degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad, ayaa wajahaya mooshin kalsooni kala noqosho ah, oo ay gacanta ku (…)
[Puntland Post] - 19/07/2025
Wafuud ka kala socota Ruushka iyo Ukraine oo Turkiga u jooga wadahadal nabadeed
Ruushku waxa uu sheegay in ay filayaan in wadahadalka uu Ukraine kula yeelan doono Istanbul Arbacada gelinka dambe (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025
Puntland oo ka hortimid dalabkii Villa Somalia oo ahaa in ay deg deg ah ku sii dayso markabkii Hubka siday ee Sea World
Xukuumadda Puntland oo xalay warsaxaafadeed soo saartay sheegtay in ay aad uga xuntahay warqaddii ka soo baxday (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo ka hortimid xilka qaadis lagu sameeyay Maayirkii degmada Gaalkacyo
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hortimid xilka qaadis ay sheegeen xubno ka (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Alshabaab oo la wareegtey deegaan 40KM ujira Magaalada Muqdisho.
Malayshiyaad taabacsan kooxda Al-shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Uganda iyo kuwa dowladda…
[Horseed Media] - 25/07/2025