Madasha samata-bixinta oo baaq u dirtay madaxweyne Xasan
[Jowhar - Somalia] - 9/06/2025
Jun 08 (Jowhar) Madasha Samata-bixinta ayaa mar kale soo saaray war murtiyeed ay uga hadlayaan mowqifkooda ku aadan gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh. Iyadoo markii hore Madashu soo dhoweysay gogoshaas, haddana waxay tilmaameen inay u arkaan kulamada uu qabanayo Madaxweynaha 15-ka June (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo loogu baaqay inay dayactir ku samayso ceelashii biyaha Ceelbuh iyo Hadaaftimo.
Shacabka kunool deegaamo katirsan gobolka Sanaag ee Puntland ayaa cabasho xooggan ka muujiyey biyo la’aan baahsan,…
[Horseed Media] - 24/07/2025
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka digey qorshaha Alshabaab.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo katirsan golaha sahcabka barlamaanka Soomaaliya marna kamid ahaa (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025
Puntland oo u diyaar-garoobaysa qabashada markab labaad oo looga shakiyay in uu hub sido
Markab xamuul ah oo laga shakiyay ayaa taagan nawaaxiga xeebta degmada Bareeda ee gobolka Raas Casayr, halkaasi oo (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025
Villa Somalia oo war ka soo saartay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Jubati.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula (…)
[Horseed Media] - 27/07/2025
Somalia: Al-Shabaab Reshuffles Military Wing Known as Jabha as Terror Group Explores Drone Usage for Attacks
The militant group Al-Shabaab has reshuffled its elite military unit known as Jabha, amid efforts to enhance its (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025