Ciidanka Puntland oo Daacish furimaha kasoo cararay ku qabatay magaalada Boosaaso

[Jowhar - Somalia] - 11/06/2025
Jun 11(Jowhar) Ciidamada Amniga Puntland oo hawlgallo ka wada magaalada Boosaaso ayaa qabtay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin firxadkii mileeshiyaadka Daacish ee ka soo cararay togga Baallade. Howlgalada oo labadii cisho ee ina dhaaftay si xowli ah u socday ayaa laga sameeyay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dowladda Somalia oo sheegatay qabashada horjooge sare oo katirsan Alshabab.
Ciidanka gaar ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Xagee Marayaa baaritaanka Markabka hubka sida ee ku xiran dekedda Boosaaso.
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka warbixiyey Markabka Sea World ee lagu qabtay…
[Horseed Media] - 21/07/2025
Dowladda Puntland oo warbixin ka soo saartay Markabka Sea World.
Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hidaha & Dhaqanka ee Dowladda Puntland waxay si rasmi ah u (…)
[Horseed Media] - 20/07/2025
Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Puntland: Xasan Shiikh iyo kooxda uu hoggaamiyo waa burcad-badeed xiriir la leh argagixisada Caalamiga ah
Wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo kamid ah shakhsiyaad ugu dhaw madaxweyne Siciid Deni ayaa koox burcad-badeed (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |