Diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 242 ruux oo ku burburtay dalka Hindiya

[Jowhar - Somalia] - 12/06/2025
Jun 12 (Jowhar)-Diyaarad ay leedahay shirkadda Air India oo ku sii jeeday magaalada London ee dalka Ingiriiska ayna saarnaayeen 242 qof ayaa ku burburtay wax yar ka dib markii ay ka kacday magaalada Ahmedabad ee galbeedka Hindiya. Diyaaradda waxaa saarnaa 169 muwaadin oo Hindi ah, 53 British ah, (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Waxa Puntland ka baran karto dadaalladii nabadeed ee Maxamed Abshir Muuse iyo Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
Boosaaso (Faallo) — Sanadkii 1991kii markii dagaalka sokeeye si buuxda uga qarxay Muqdisho, dad badan ayaa ka qaxay (…)
[Puntland Post] - 20/07/2025
Kooxda Alshabaab oo la wareegtey degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Ciidamada deegaanka ee Macawisleeyda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa isaga baxay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan,…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Puntland oo waxgarad u dirtay gogosha nabada ee Ceerigaabo
Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in nabad loogu wada noolaado magaalada Ceerigaabo, iyada oo waxgarad u (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
DFS oo ka gaabsatay sheegashada Markab hub u sidey Muqisho oo Puntland qabatay.
Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa ka gaabsatay sheegashada iyo ka hadalka Markab hub iyo gaadiid…
[Horseed Media] - 19/07/2025
President Hassan Sheikh and the opposition hold a meeting in Mogadishu today
MOGADISHU (SD) – Somali President Hassan Sheikh and opposition leaders, led by former President Sheikh Sharif Ahmed, (…)
[Somali Dispatch] - 20/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |