Shil Air India: Boqolaal qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad Boeing-787 ah ay soo dhacday

[Horseed Media - Somalia] - 12/06/2025
Booliska Hindiya ayaa sheegay in in ka badan 200 oo meyd ah la helay kaddib markii diyaarad ay burburtay wax yar uun kaddib markii ay ka duushay magaalada Ahmedabad. Inta badan 242-ka qof ee saarna waxay ahaayeen Hindi ama British.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Maayirka Gaalkacyo oo lagu wargeliyay in uu qoro waraaqda is casilaadda kaddib markii mooshin laga keenay
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayaa ku wargelisay maayirka degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad in uu (…)
[Puntland Post] - 20/07/2025
Suldaan Siciid oo la kulmay isimada iyo oday dhaqameedka ku sugan Badhan.
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa waxa uu maanta Hadhimo Sharafeed u sameeyey Isimada iyo odayaasha dhaqanka…
[Horseed Media] - 20/07/2025
Puntland oo shaacisay Markab 2aad oo taagan xeebaha degmada Bareeda.
Puntland ayaa muujisay shakiga ay ka qabto markab nooca xamuulka ah oo muddo labo cisho ah…
[Horseed Media] - 21/07/2025
Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ku sugan Boosaaso ayaa lagu wadaa in uu dhawaan socdaal ku aado magaalada (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Guddiga Farsamda KHATUMO oo beeniyey in qodobada qaar laga heshiiyey.
Guddiga farsamada ee dhameystirka maamulka KHATUMO ee shirkiisu ka socdo Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool…
[Horseed Media] - 25/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |