Maraykanka Oo Qorshaynaya Qayb Ka Mid Ah In Safaaradda Ciraaq Laga Daad Gureeyo
[Jowhar - Somalia] - 13/06/2025
Jun 13 (Jowhar)-Maraykanka ayaa bilaabaya daad guraynta qayb ka mid ah safaarada uu ku leeyahay Ciraaq iyo in dadka ku tiirsan milatariga loo ogolaado in ay ka baxaan meelo kala duwan oo Bariga Dhexe ah sababo la xidhiidha walaacyo amni oo sii kordhaya, sida laga soo xigtay ilo Maraykan iyo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Canbaareyn Ku Aaddan Hadalkii Wasiirka Ganacsiga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya
Hadalkii uu shalay magaalada Laascaanood ka jeediyay Wasiirka Ganacsiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. (…)
[Horseed Media] - 19/07/2025
Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Madaxtooyada Puntland oo war ka soo saartay Markabka Sea World & warqaddii DFS.
Madaxtooyada Puntland ayaa caawa war rasmi ah ka soo saartay markabka Sea World ee ku xiran…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Pro. Dalxa oo muddo saddex saac ah lagu xannibay garoonka diyaaradaha Nairobi.
Guddoomiye Ku-xigeenkii 1-aad ee hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa mudo (…)
[Horseed Media] - 24/07/2025
Khilaaf xooggan oo ka dhex taagan wasaaradda arrimaha gudaha Puntland iyo golaha degaanka Gaalkacyo
Inta badan xubnaha golaha degaanka Gaalkacyo oo mooshin ka gudbiyay duqa degmadaasi, Maxamed Cabdirisaaq Daacad ayaa (…)
[Puntland Post] - 21/07/2025