Shan urur siyaasadeed oo shuruud ku xiray ka qeyb galka shirka uu iclaamiyay madaxweyne Xasan
[Jowhar - Somalia] - 13/06/2025
Jun 13(Jowhar) Illaa shan Urur Siyaasadeed oo dhowaan iska diiwaan geliyay Guddiga Madax Bannaan ee doorashooyinka Qaranka, kana mid ahaa Ururada Siyaasadeed ee lagu casuumay gogosha uu fidiyay Madaxweynaha ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan mowqifkooda ku aadan gogoshaas. (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyay go’aan gole oo ka dhan ah fara-gelinta Villa Somalia ku hayso Puntland iyo Jubaland
Baarlamaanka Puntland oo maanta soo saaray go’aan gole ayaa si adag u cambaareeyay faragelinta ay dowladda (…)
[Puntland Post] - 29/07/2025
Dowladda Puntland oo warbixin ka soo saartay Markabka Sea World.
Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hidaha & Dhaqanka ee Dowladda Puntland waxay si rasmi ah u (…)
[Horseed Media] - 20/07/2025
Puntland oo wajahaysa mawjado soogalooti ah oo ka imaanaya dalka Itoobiya
Boqollaal Soogalooti ah oo ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa dhawaanahan si xawli ah ugu qulqulaya dhinaca magaalada (…)
[Puntland Post] - 28/07/2025
Puntland: Xasan Shiikh iyo kooxda uu hoggaamiyo waa burcad-badeed xiriir la leh argagixisada Caalamiga ah
Wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo kamid ah shakhsiyaad ugu dhaw madaxweyne Siciid Deni ayaa koox burcad-badeed (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Wasiirkii hore ee caafimaadka Puntland oo geeriyoodey.
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Puntland ayaa caawa si rasmi ah u xaqiijisay xaqiijisay geerida AUN Lataliyihii (…)
[Horseed Media] - 27/07/2025