Israa’iil iyo Iran ayaa bilaabay mowjado cusub oo duqeymo gantaallo ah
[Horseed Media - Somalia] - 14/06/2025
Iran ayaa Israa’iil la beegsatay dhowr mowjadood oo ah gantaallada riddada dheer, taasoo ay uga aargoosanayso duqeymaha ay Israa’iil ku hayso goobaheeda Nukliyeerka. Israa'iil ayaa sidoo kale duqeymo cusub ka fulisay Tehran subaxnimadii Sabtida.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo shaacisay inaan siyaasad tahriib ah laga fulin karin gobolka Haylaan.
Guddoomiyaha gobolka Haylaan ee Puntland Maxamed Faarax Aadan oo ka hadlay musaanad ka dhacday Magaalada Dhahar…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Somalia: Senior ISIS-Somalia leader captured in joint Puntland–U.S. operation in Bari region
Puntland regional security forces, in collaboration with their U.S. counterparts, have captured a senior (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
Madaxweyne Deni oo qaabilay wakiilo ka socda Hay’adda IOM.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka socda Hay’adda…
[Horseed Media] - 30/07/2025
Dowladda Somalia oo sheegatay qabashada horjooge sare oo katirsan Alshabab.
Ciidanka gaar ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo…
[Horseed Media] - 27/07/2025