Deni oo soo dhaweeyay dhismaha Golaha Samatabixinta mucaaradka

[Jowhar - Somalia] - 15/06/2025
Jun 15 (Jowhar)-Puntland ayaa markii u horeysay soo dhaweysay dhismaha Golaha Samatabixinta ee Muqdisho ee ay mucaaradka qaarkood ku dhisteen magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo la hadlayay baarlamaanka maakulkiisa ayaa sheegay in talaabadaas ay tahay mid (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Korneyl Afweyne: Puntland waxay mushaar siisaa Inta badan ciidamada fadhiya difaaca SSC-khaatumo
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee Gobolka Cayn Korneyl Cabdiraxmaan Cabdillaahi Axmed (Afweyne) oo ku sugan (…)
[Puntland Post] - 26/07/2025
Markab xoolo ka qaaday Puntland oo lagu weeraray xeebaha dalka Yemen.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar lagu qaaday markab sidey xoolo nool oo ka…
[Horseed Media] - 24/07/2025
Somaliland President Holds Emergency Cabinet Meeting on Severe Drought Crisis
HARGEISA (SD) – President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) chaired an emergency cabinet meeting today, joined by (…)
[Somali Dispatch] - 22/07/2025
Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan Magaalada Badhan.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Boosaaso ee…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Kooxda Alshabaab oo la wareegtey degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Ciidamada deegaanka ee Macawisleeyda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa isaga baxay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan,…
[Horseed Media] - 27/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |