Agaasimaha cusub ee NISA Mahad Salaad oo magacaabistii ugu badneyd halmar sameeyay
[Jowhar - Somalia] - 15/06/2025
Jun 15 (Jowhar) -Agaasimaha cusub ee NISA Mahad Maxamed Salaad oo shalay xilka la wareegay ayaa durba sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis saameyneysa qeybaha kala duwan ee hay’ada. Tallaabadan ayaa lagu micneeyay si loo dardar galiyo shaqada sugidda amniga asiga oo hal warqad ku magacaabay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo ka hortimid xilka qaadis lagu sameeyay Maayirkii degmada Gaalkacyo
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hortimid xilka qaadis ay sheegeen xubno ka (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Puntland oo mar kale go’aansatay in ay bilowdo hawlgal lagu raafayo Soogalootiga Ajaanibta ah
Xukuumadda Puntland ayaa go’aansatay in ay mar kale bilowdo hawlgal raaf ah oo lagu qab-qabanayo Soogalootiga (…)
[Puntland Post] - 29/07/2025
Madaxweyne Deni iyo saraakiisha ciidamada oo xalay yeeshay Shir ku saabsan dardar gelinta Hawlgalka Calmiskaad
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xalay Shir ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Madaxtooyada Puntland oo war ka soo saartay Markabka Sea World & warqaddii DFS.
Madaxtooyada Puntland ayaa caawa war rasmi ah ka soo saartay markabka Sea World ee ku xiran…
[Horseed Media] - 23/07/2025
Puntland oo war ka soo saartay khilaafka golaha deegaanka Galkacyo.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland ayaa sharci darro iyo waxkama jiraan (…)
[Horseed Media] - 22/07/2025