20 qof oo Israel ah oo lagu dilay duqeymaha Iran tan iyo Jimcihii
[Jowhar - Somalia] - 16/06/2025
Jun 16 (Jowhar)-Sida aan hore u shaacinay, Shan qof ayaa lagu dilay Israel, ka dib duqeyntii ay xalay Iran ku qaaday Israel, sida laga soo xigtay waaxda gurmadka qaran ee Israel. Tani waxay tirada guud ee dadka lagu dilay Israel ka dhigaysa ugu yaraan 20 qof tan iyo Jimcihii markii ay labada (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Siyaasiyiinta mucaaradka oo Muqdisho kula kulmay wakiilada beesha caalamka.
Xubnaha madasha samatabixinta siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan gaar ah la yeeshay wakiilada…
[Horseed Media] - 19/07/2025
Korneyl Afweyne: Puntland waxay mushaar siisaa Inta badan ciidamada fadhiya difaaca SSC-khaatumo
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee Gobolka Cayn Korneyl Cabdiraxmaan Cabdillaahi Axmed (Afweyne) oo ku sugan (…)
[Puntland Post] - 26/07/2025
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay askari hubaysan oo weeraray ciidanka dowladda hoose ee Garoowe
Saddex askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda hoose ee Garoowe ayaa ku geeriyooday, halkay ku dhaawacmeen saddex kale (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Suldaan Siciid oo la kulmay isimada iyo oday dhaqameedka ku sugan Badhan.
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa waxa uu maanta Hadhimo Sharafeed u sameeyey Isimada iyo odayaasha dhaqanka…
[Horseed Media] - 20/07/2025
Booliska Puntland oo eedaysane u qabtay weerar ka dhacay Garoowe.
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo…
[Horseed Media] - 25/07/2025