Iran waxa ay wacad ku martay in ay ‘duqayso’ Israel ilaa inta weeraradu ka joogsanayaan
[Jowhar - Somalia] - 16/06/2025
Jun 16 (Jowhar)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi ayaa Isniintii sheegay in ciidamada Iran ay “ku garaaci doonaan” Israa’iil ilaa ay ka joogsanayaan weerarada ka dhanka ah jamhuuriyadda Islaamiga ah. “Ciidankeena qalabka sida ee xoogga badan waxay u cadeynayaan aduunka in (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Somalia: Al-Shabaab Reshuffles Military Wing Known as Jabha as Terror Group Explores Drone Usage for Attacks
The militant group Al-Shabaab has reshuffled its elite military unit known as Jabha, amid efforts to enhance its (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
Dowladda Federaalka oo ka hadashay markabka hubka sida
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay markabka hubka sida ee SEA WORLD, kaas oo ay (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Alshabaab oo la wareegtey deegaan 40KM ujira Magaalada Muqdisho.
Malayshiyaad taabacsan kooxda Al-shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Uganda iyo kuwa dowladda…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Thailand iyo Cambodia ayaa rasaas is weydaarsaday iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xadka
Saraakiisha Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 11 ay ku dhinteen duqeymaha Cambodia; Thailand waxa ay fulisaa (…)
[Horseed Media] - 24/07/2025
Cabdirashiid Janan oo la wareegey gacan ku haynta Magaalada Beled-xaawo.
Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland xilligaanna DFS ugu magacaaban Hay’adaha ammaanka gobolka Gedo (…)
[Horseed Media] - 30/07/2025