Madaxweyne xasan: “albaabka wadatashiga iyo wadahadalka waa furan yahay”
[Jowhar - Somalia] - 16/06/2025
Jun 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrinsanayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan; adkaynta midnimada Qaranka, dhamaystirka dastuurka, hannaanka doorashooyinka, dagaalka ka dhanka (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dowladda Federaalka oo ka hadashay markabka hubka sida
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay markabka hubka sida ee SEA WORLD, kaas oo ay (…)
[Puntland Post] - 23/07/2025
Jubaland oo faahfaahin ka bixisay dagaallo ka dhacay magaalooyinka Doolow iyo Beledxaawo ee gobolka Gedo
Xukuumadda Jubaland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay ayaa in sheegtay in mudda ku dhow toddobaad, magaalada (…)
[Puntland Post] - 28/07/2025
Kooxda Alshabaab oo la wareegtey degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Ciidamada deegaanka ee Macawisleeyda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa isaga baxay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan,…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Ciidamada Puntland oo duleedka Boosaaso ku qabtay baabuur raashin u siday mileeshiyaadka Daacish
Ciidamada Ammaanka Puntland oo ku sugan duleedka Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay baabuur raashin u siday (…)
[Puntland Post] - 28/07/2025
Puntland oo shaacisay inaan siyaasad tahriib ah laga fulin karin gobolka Haylaan.
Guddoomiyaha gobolka Haylaan ee Puntland Maxamed Faarax Aadan oo ka hadlay musaanad ka dhacday Magaalada Dhahar…
[Horseed Media] - 23/07/2025