Soomaaliya oo dowladda Qatar kala hadashay taageerada dagaalka ka dhanka ah Shabaab

[Jowhar - Somalia] - 16/06/2025
Jun 16 (Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah kula qaatay magaalada Doha ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Gaashaandhigga Dawladda Qatar, Sheekh Sacuud bin Cabdiraxmaan bin Xasan Aal (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Puntland: Xasan Shiikh iyo kooxda uu hoggaamiyo waa burcad-badeed xiriir la leh argagixisada Caalamiga ah
Wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo kamid ah shakhsiyaad ugu dhaw madaxweyne Siciid Deni ayaa koox burcad-badeed (…)
[Puntland Post] - 24/07/2025
Madaxweynaha Puntland oo jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa jeediyey khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlayo…
[Horseed Media] - 31/07/2025
Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Madasha siyaasadda Puntland oo digniin u dirtay DFS.
Xubno la baxay madasha siyaasadda Puntland ayaa bayaan ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya,…
[Horseed Media] - 29/07/2025
Madaxtooyada Puntland oo war ka soo saartay Markabka Sea World & warqaddii DFS.
Madaxtooyada Puntland ayaa caawa war rasmi ah ka soo saartay markabka Sea World ee ku xiran…
[Horseed Media] - 23/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |