Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inuu geeriyooday sarkaal sare oo Shabaab ah

[Jowhar - Somalia] - 17/06/2025
Jun 17 (Jowhar)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhaawac daran oo dhawaan gaaray uu u geeriyooday sarkaal sare oo ka tirsan koxoda Al-shabaab, kaasoo kooxda muhiim u ahaa. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaarada wwrfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Cabaas Maxamed Hool, oo ahaa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Madaxweynaha Puntland oo maanta qaabiley Agaasime ku xigeenka guud ee hay’adda IOM
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka socda Hay’adda Socdaalka (…)
[Puntland Post] - 30/07/2025
Danjire Camey oo walaac ka muujiyey khilaafka shirka Laascaanood.
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa weli ka socda shirka dhammaystirka maamulka SSC KHATUMO oo…
[Horseed Media] - 30/07/2025
Saraakiisha ciidanka KHATUMO oo shaaciyey in Puntland bixiso mushaharka kumanaan kamid ah ciidankooda.
Saraakiisha ciidanka Daraawiishta ee ku sugan gobolka Cayn ayaa ka hadlay sheegashada Puntland ee ku aadan…
[Horseed Media] - 26/07/2025
Ciidamada Puntland oo duleedka Boosaaso ku qabtay baabuur raashin u siday mileeshiyaadka Daacish
Ciidamada Ammaanka Puntland oo ku sugan duleedka Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay baabuur raashin u siday (…)
[Puntland Post] - 28/07/2025
Soomaaliya iyo Indonesia oo Kala saxiixday heshiis iskaashi
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan (…)
[Horseed Media] - 31/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |