Khamenei;” Maraykanka cawaaqib xun ayuu kala kulmi doonaa haddii uu weeraro Iran”
[Jowhar - Somalia] - 18/06/2025
Jun 18 (Jowhar)-Hoggaamiyaha Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa ka digay in ku lug lahaanshaha tooska ah ee Mareykanka uu ku leeyahay dagaalka Israel uu yeelan doono cawaaqib aan laga soo kabsan karin. khudbad uu ka jeediyay taleefishinka ayuu ku eedeeyay in Maamulka Sahyuuniyadda ee Israa’iil (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Shirkii horumarinta gobolka Mudug oo war-murtiyeed laga soo saaray.
Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta gelinkii dambe lagu soo gaba-gabeeyey shirweynaha (…)
[Horseed Media] - 1er/08/2025
Jubbaland oo MW Xasan Sheekh ku eedaysay inuu dalkii Baylaha uga dhigay Alshabaab.
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Wasiir Cali Xoosh oo amar duldhigay maamulka cusub ee Waqooyi Bari.
Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Somalia ayaa shaaca ka qaaday inuu dhammaad yahay doorkeedii dhismaha dowlad (…)
[Horseed Media] - 1er/08/2025
Puntland oo mar kale go’aansatay in ay bilowdo hawlgal lagu raafayo Soogalootiga Ajaanibta ah
Xukuumadda Puntland ayaa go’aansatay in ay mar kale bilowdo hawlgal raaf ah oo lagu qab-qabanayo Soogalootiga (…)
[Puntland Post] - 29/07/2025
Guddiga Farsamda KHATUMO oo beeniyey in qodobada qaar laga heshiiyey.
Guddiga farsamada ee dhameystirka maamulka KHATUMO ee shirkiisu ka socdo Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool…
[Horseed Media] - 25/07/2025