IRAN: Khamenei oo uga digay Mareykanka inuu weerar soo qaado

[Horseed Media - Somalia] - 18/06/2025
Hoggaamiyaha Sare ee Khamenei ayaa sheegay in Iran aysan aqbali doonin dagaal lagu soo qaado, wuxuuna ka digay weerar kasta oo Mareykanku ku qaado dhulkooda inay yeelan doonto cawaaqib xun oo aan laga soo kabsan karin.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Saraakiisha ciidanka KHATUMO oo shaaciyey in Puntland bixiso mushaharka kumanaan kamid ah ciidankooda.
Saraakiisha ciidanka Daraawiishta ee ku sugan gobolka Cayn ayaa ka hadlay sheegashada Puntland ee ku aadan…
[Horseed Media] - 26/07/2025
Sweden: Nin xabsi daa’in loogu xukumay dilkii 2015-kii ee lagu gubay duuliye u dhashay Jordan
Maxkamad ku taal Stockholm ayaa Osama Krayem ku heshay dambiyo dagaal oo halis ah iyo dambiyo argagixisanimo oo ka (…)
[Horseed Media] - 31/07/2025
Shacabka Malaysia ayaa ka mudaaharaadaya kor u kaca maciishada, iyagoo dalbanaya in uu xilka ka dego RW Anwar Ibrahim
Kumanaan reer Malaysia ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan sare u kaca maciishada iyo dib u (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
Somaliland oo si adag uga hortimid Maamulka la baxay Waqooyi Bari ee laga dhisay Laascaanood
Golaha Wasiirada Somaliland oo Sabtida maanta ah shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si kulul u (…)
[Puntland Post] - 2/08/2025
Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyay go’aan gole oo ka dhan ah fara-gelinta Villa Somalia ku hayso Puntland iyo Jubaland
Baarlamaanka Puntland oo maanta soo saaray go’aan gole ayaa si adag u cambaareeyay faragelinta ay dowladda (…)
[Puntland Post] - 29/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |