Dowlada Soomaaliya oo bilowday inay ka soo daadgureyso Soomaalida ku nool Iran
[Jowhar - Somalia] - 19/06/2025
Jun 19 (Jowhar)-Dowlada Soomaaliya ayaa bilowday in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go’odoonsan dalka Iran ay ka soo daadgureyso oo ay keento dalalka deriska ah Iiraan, Howlwadeennada Safaarada dowlada Soomaaliya ee wadanka Turkiga ayaa goor dhawayd ku guulaystay inay xuduudka Dowladda Iran soo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Somalia, Djibouti sign deal for additional troop deployment
Somalia and Djibouti signed an agreement on Wednesday for the additional deployment of Djiboutian Armed Forces (…)
[Horseed Media] - 30/07/2025
Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ku sugan Boosaaso ayaa lagu wadaa in uu dhawaan socdaal ku aado magaalada (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Shirka Horumarinta Gobolka Mudug oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Gaalkacyo
Shirka Horumarinta gobolka Mudug, oo ay si wadajir ah u qabteen mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo haldoorka (…)
[Puntland Post] - 31/07/2025
Saraakiisha ciidanka KHATUMO oo shaaciyey in Puntland bixiso mushaharka kumanaan kamid ah ciidankooda.
Saraakiisha ciidanka Daraawiishta ee ku sugan gobolka Cayn ayaa ka hadlay sheegashada Puntland ee ku aadan…
[Horseed Media] - 26/07/2025
Ciidanka Puntland oo qabtay gaari sahay u sidey kooxda Daacish.
Ciidamada Ammaanka Puntland oo ku sugan duleedka Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay baabuur raashin u…
[Horseed Media] - 28/07/2025