Gantaalada Iran ayaa duqeeyay Israel kadib markii Maraykanku uu duqeeyay xarumaha Nukliyeerka ee Iran
[Jowhar - Somalia] - 22/06/2025
Jun 22 (Jowhar)-Iran ayaa qaaday weeraro gantaallo ah oo ka dhan ah israel, saacado kadib markii Maraykanku uu weeraray xarumaha muhiimka ah ee Nukliyeerka Iran. Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay xudunta xeebta Tel Aviv iyo Jerusalem maalintii Axadda wax yar ka dib markii milatariga Israel ay (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo Galkacyo ku qabatay shirweyne looga arrinsanayey nabadda.
Dowladda Puntland ayaa Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku soo gabagabaysay shirweyne looga arrisanayey (…)
[Horseed Media] - 30/07/2025
Somali Deputy FM Discusses Bilateral Cooperation with his Turkmenistan Counterpart
Awaza, (SONNA) – The Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Isaak Mohamud Mursal, (…)
[SONNA] - 5/08/2025
Shiinaha iyo Ruushka ayaa dhoolatus milateri oo wadajir ah ka bilaabay badda Japan
Dhoolatuska wadajirka ah ee badda-2025 ayaa ka bilaabmaya biyaha u dhow dekedda Vladivostok ee Ruushka wuxuuna socon (…)
[Horseed Media] - 3/08/2025
Cabdirashiid Janan oo la wareegey gacan ku haynta Magaalada Beled-xaawo.
Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland xilligaanna DFS ugu magacaaban Hay’adaha ammaanka gobolka Gedo (…)
[Horseed Media] - 30/07/2025
Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyay go’aan gole oo ka dhan ah fara-gelinta Villa Somalia ku hayso Puntland iyo Jubaland
Baarlamaanka Puntland oo maanta soo saaray go’aan gole ayaa si adag u cambaareeyay faragelinta ay dowladda (…)
[Puntland Post] - 29/07/2025