Axmed Madoobe oo ka dagay Garoowe iyo kulamo uu la leeyahay Deni

[Jowhar - Somalia] - 22/06/2025
Jun 22 (Jowhar)-Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, Golihiisa wasiirada iyo xildhibaano ayaa garoonka kusoo dhaweeyay wafdigan kasoo (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Barlamaanka Puntland oo qaraar ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Xildhibaanada golaha wakiilada Puntland ayaa qaraar siyaasadeed ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo (…)
[Horseed Media] - 29/07/2025
Kalluumeysato lagu la’ yahay xeebaha degmada Bareedo ee Puntland
Wararka ka imaanaya gobolka Raas Casayr ee Puntland ayaa sheegaya in saddex kalluumeysato ah lagu la’ yahay xeebaha (…)
[Puntland Post] - 31/07/2025
Ciidamada Israa’iil oo diley Falastiiniyiin gargaar doon ah.
Milatariga Israa’iil ayaa dilay ugu yaraan 92 falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan 56 gargaar-doon ah,…
[Horseed Media] - 4/08/2025
Rwanda oo ogolaatay inay aqbasho masaafurinta laga tarxiilo Maraykanka
Rwanda ayaa xaqiijisay inay aqbali doonto muhaajiriin laga soo tarxiilo Mareykanka, iyadoo madaxweyne Donald Trump (…)
[Horseed Media] - 5/08/2025
Pakistan & Iran oo ku heshiiyey iskaashiga amniga iyo kobcinta ganacsiga
Pakistan iyo Iran waxa ay kala saxiixdeen heshiisyo ay ku ballan qaadayaan in ay kor u qaadaan ganacsiga laba (…)
[Horseed Media] - 3/08/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |