Maraykanka oo duqeeyay Xarumaha Niyukliyerka ee Iran
[Jowhar - Somalia] - 22/06/2025
Jun 22 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay si duqeeyeen xarumaha Nukliyeerka Iran ee Fordow, Natanz, iyo Isfahan, wuxuuna sheegay in dhammaan diyaaradaha Mareykanka ay hadda ka baxeen hawada Iran. Donald Trump oo dhawaan muddo labo toddobaad ah u (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Ilyaas Lugatoor: Khaatumo waxay nagu samaysay abaal dhac xun
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo degaanka Hadhwanaag oo ka tirsan degmada Boocame ee (…)
[Puntland Post] - 2/08/2025
Somaliland accuses Somalia of fueling conflict in the Sool and Sanag regions
HARGEISA (SD) – The Somaliland government has vehemently opposed the newly proclaimed Northeast administration (…)
[Somali Dispatch] - 1er/08/2025
Jubbaland oo colaadda gobolka Gedo ku eedaysay Masar iyo Eritrea.
Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeyey qaar kamid ah dowladaha Qaaradda Afrika inay dano siyaasadeed u hurinayaan…
[Horseed Media] - 6/08/2025
Barlamaanka Puntland oo qaraar ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Xildhibaanada golaha wakiilada Puntland ayaa qaraar siyaasadeed ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo (…)
[Horseed Media] - 29/07/2025
Madaxweyne Deni oo Boosaaso kaga qaybgalay aaska Dr Cabdiraxmaan Dhegaweyne.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha (…)
[Horseed Media] - 28/07/2025