Dowlada Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka Iran ku qaaday Qatar
[Jowhar - Somalia] - 24/06/2025
Jun 24 (Jowhar)-Dowlada Soomaalya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay si adag u cambaareyneyso weerarkii ay Iiraan ku qaaday dalka Qadar,iyadoo ku tilmaantay mid xadgudub cad oo liddi ku ah sharciga caalamiga ah isla markaana halis weyn ku ah nabadda iyo xasilloonida gobolka. (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga (…)
[Horseed Media] - 31/07/2025
DFS oo caalamka u gudbisey khariirad muran badan dhalisay.
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay Jaantuska dhaqaalaha looga raadiyo (…)
[Horseed Media] - 30/07/2025
Shirkii dhammaystirka KHATUMO oo maanta dib uga bilowday Laascaanood.
Shirkii dhammaystirka Maamulka SSC KHATUMO ee ka socdey magaalada Laascaanood maalmihii la soo dhaafay ayaa lagu…
[Horseed Media] - 30/07/2025
Ciidanka Jubbaland oo kaabiga ku haya degmada Beled-xaawo.
Boqolaal katirsan ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa maanta gaarey duleedka (…)
[Horseed Media] - 7/08/2025
Somali Deputy FM Discusses Bilateral Cooperation with his Turkmenistan Counterpart
Awaza, (SONNA) – The Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Isaak Mohamud Mursal, (…)
[SONNA] - 5/08/2025