Banaanbaxyo rabshado wata oo ka dhacay Kenya

[Jowhar - Somalia] - 25/06/2025
Jun 25 (Jowhar)- Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay 400 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii kumanaan qof ay dibadbaxyo looga soo horjeedo Madaxweyne William Ruto ay ka dhigeen gobolo badan oo ka mid ah dalka Kenya. Booliska Kenya ayaa u isticmaalay sunta dadka ka ilmeysiisa si ay u kala (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Shacabka Malaysia ayaa ka mudaaharaadaya kor u kaca maciishada, iyagoo dalbanaya in uu xilka ka dego RW Anwar Ibrahim
Kumanaan reer Malaysia ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan sare u kaca maciishada iyo dib u (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
PUNTLAND: Askari ayaa dhaawacay taliye saldhig degmo.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhaawac xabad ah oo xalay soo gaarey taliyihii saldhigga…
[Horseed Media] - 22/07/2025
Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Guddiga Farsamda KHATUMO oo beeniyey in qodobada qaar laga heshiiyey.
Guddiga farsamada ee dhameystirka maamulka KHATUMO ee shirkiisu ka socdo Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Somalia: Senior ISIS-Somalia leader captured in joint Puntland–U.S. operation in Bari region
Puntland regional security forces, in collaboration with their U.S. counterparts, have captured a senior (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |