Khumeyni oo fariin adag soo diray kadib xabad joojintii Iran iyo Israel

[Jowhar - Somalia] - 26/06/2025
Jun 26 (Jowhar)-Ayatulahi Ali Khumeyni ayaa sheegay in ay IRAN ka guuleysatay cadowgii kusoo duulay, oo uu sheegay in ay ahaayeen Talabiib, Yurub ilaa Mareykanka. Iran ayuu sheegay in aysan is dhiibi doonin, oo aan taariikhda lagu heynin meel looga adkaaday, wuxuu sheegay in cadowgiisa isku (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Calmiskaad: taliye Urur iyo sarkaal kale oo saaka ciidamada Puntland kaga dhintay qarax miino
Alle ha u naxariistee, taliyihii ururka 2aad ee Komaandada PMPF Kabtan Maxamuud Jaamac Leexo iyo sarkaal Siciid (…)
[Puntland Post] - 5/08/2025
Puntland oo qaramaysay ciidamo beeleedyo ku sugnaa Magaalada Badhan.
Saraakiil katirsan Ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland oo ku sugan gobolka Sanaag ayaa ku guulaystey inay (…)
[Horseed Media] - 12/08/2025
Cabdirashiid Janan oo abaabul ciidan ka wada degmada Beled-xaawo.
Cabdirashiid Xassan Cabdinuur ( Janan), oo dhawaan dowaldda Somalia u magacawday madaxa Hay’adaha ammaanka gobolka Gedo…
[Horseed Media] - 4/08/2025
Puntland: Mileeshiyo beeleed qabsaday xarumihii dowladda ee degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal
Kooxo mileeeshiyo beeleed ah oo hubeysan ayaa muddo dhawr cisho ah haysta xarumaha adeegyada bulshada ee degmada (…)
[Puntland Post] - 3/08/2025
Bakool: Howlgal lagu khaarijiyey Horjooge ka tirsanaa Alshabaab.
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay in howlgal qorsheysan oo subanimadii hore ka dhacay…
[Horseed Media] - 10/08/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |