Madaxweynaha Somaliland oo Doxa kula kulmay ra’iisul wasaaraha Qatar
[Jowhar - Somalia] - 30/06/2025
Jun 30 (Jowhar)Waxaa maanta magaalada Doha ku kulmay Sheekh Maxamed bin Cabdiraxmaan bin Jassim Aal Thani, oo ah Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar, iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi “Ciro”, oo ah Madaxweynaha maamulka Somaliland, oo booqasho ku jooga dalka Qatar. Intii (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dowladda Somalia oo sheegatay qabashada horjooge sare oo katirsan Alshabab.
Ciidanka gaar ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo…
[Horseed Media] - 27/07/2025
Sirdoonka Soomaaliya oo degmada Afgooye ku qabtay horjooge iyo xubin kale oo ka tirsan Al-shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay laba (…)
[Puntland Post] - 27/07/2025
Askari boolis ah oo xalay dhaawacay taliyihii saldhiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal
Taliyihii saldhiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal X/le Axmed Abshir Soonde ayuu xalay saldhiga degmadaasi ku (…)
[Puntland Post] - 22/07/2025
Jubbaland iyo DFS oo midba kan kale ku eedeeyey dagaalka Beled-xaawo.
Xukuumadda Jubbaland ayaa madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya ku eedaysay inay duulaan ku soo qaadeen…
[Horseed Media] - 22/07/2025
Ergooyinka Laascaanood oo la hordhigay qodobo xasaasi ah oo ay ka doodayaan.
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa weli ka socda shirka dhammaystirka dhismaha maamulka KHATUMO oo…
[Horseed Media] - 24/07/2025