Cabdiweli Gaas oo loo magacaabay Ergeyga Midowga Afrika ee dalka Koofurta Sudan
[Jowhar - Somalia] - 30/06/2025
Jun 30 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa=loo magacaabay ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Suudaanta Koofureed iyo madaxa xafiiska xiriirka Midowga Afrika ee Jubba. Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka oo kulan kale ku ballamay.
Aqalka looga arrimiyo dowladda federalka ah ee Somalia waxaa galabta ku soo dhammaaday shirkii 4aad ee…
[Horseed Media] - 10/08/2025
Somalia Honors 31 Military Officers Awarded Scholarships from China
Mogadishu, (SONNA) – Somalia’s State Minister for Defence, H.E. Omar Ali Abdi, took part in an official ceremony (…)
[SONNA] - 8/08/2025
NISA Special Forces Eliminate Senior Al-Shabaab Commanders in Bariire Operation
Bariire, 8 Aug 2025 – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) carried out a targeted operation (…)
[SONNA] - 8/08/2025
Siyaasiyiinta ku midaysan Madasha Samatabixinta oo shaaciyay in aysan wax natiijo ah dhalin Wada-hadalladii Villa Somalia
Siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee ku midaysan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo Warmurtiyeed soo saaray ayaa (…)
[Puntland Post] - 14/08/2025
Golaha Samata-bixinta oo war-murtiyeer xasaasi ah soo saaray
Aug 14 (Jowhar)-Golaha Samata-bixinta oo saacado badan wadahadalo u socday ayaa soo saaray war-saxaafadeed arrimo (…)
[Jowhar] - 14/08/2025