Ciyaaryahanka Diogo Jota oo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Spain

[Horseed Media - Somalia] - 3/07/2025
Liverpool iyo taageerayaasha kubadda cagta adduunka ayanaxdin ku timid kaddib markii la xaqiijiyey geerida xiddiga reer Portugal Diogo Jota oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay dalka Spain, isagoo 28 jir ah.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Jubbaland oo warbixin ka soo saartay xaaladda gobolka Gedo.
Dowladda Jubbaland ayaa siweyn u cambaaraysay weerarkii maanta ay kooxda Xasan Sheekh u adeegsadeen hoobiye yaasha…
[Horseed Media] - 25/07/2025
Kongo iyo maleeshiyaadka M23 ayaa heshiis xabad joojin ah ku kala saxiixday dalka Qatar
Kongo iyo falaagada M23 ee ay Rwanda taageerto ayaa saxiixday xabbad joojin horudhac ah oo looga dan leeyahay in (…)
[Horseed Media] - 19/07/2025
Wafuud ka kala socota Ruushka iyo Ukraine oo Turkiga u jooga wadahadal nabadeed
Ruushku waxa uu sheegay in ay filayaan in wadahadalka uu Ukraine kula yeelan doono Istanbul Arbacada gelinka dambe (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025
IRAN: Shan qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay maxkamad ku taal Sistan-Baluchestan
Weerar lagu qaaday maxkamad ku taal koonfurta bari ee gobolka Sistan-Baluchistan ee dalka Iran ayaa lagu dilay ugu (…)
[Horseed Media] - 26/07/2025
DFS oo jawaab hanjabaad u badan ka bixisay markabka Sea World ee ku xiran dekedda Boosaaso.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa afduubka iyo xad gudubka lagu sameeyey markabka SEA WORLD. (…)
[Horseed Media] - 23/07/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |