Booliska Kenya oo sheegay in 11 qof ay ku dhinteen banaanbaxyadii Nairobi
[Jowhar - Somalia] - 8/07/2025
Jul 08 (Jowhar) Ugu yaraan 11 qof ayaa lagu dilay dibadbaxyada dowladda looga soo horjeeday ee ka dhacay Kenya, waxaana la xiray 567 qof, sida ay booliisku sheegeen. Booliiska ayaa rasaas ku furay dibadbaxayaasha, Dr Aron Sikuku oo ah dhakhtar ka howlgala Eagle Nursing Home oo ku yaalla duleedka (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo laamaha Amniga Kenya ka dalbatay in ay qabtaan eedaysane lala xiriiriyay Argagixisada Daacish
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka dalbaday (…)
[Puntland Post] - 1er/09/2025
Muungaab oo abaalmariyay arday kaalinta 1aad ka galay imtixaanka dugsiyada sare
Sep 02(Jowhar)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ku (…)
[Jowhar] - 2/09/2025
Ingiriiska oo hakiyay in Muhaajiriinta ay geeyeen dalkaasi xubno qoyskooda kamid ah
Sep 03(Jowhar)-Dowladda Ingiriiska, ayaa hakisay in dadka Muhaajiriinta ah ay keenaan xubno qoysaskooda kamid ah (…)
[Jowhar] - 3/09/2025
DFS oo sheegtay inay ku soo wajahan yihiin Ciidamada Masar oo qayb ka ah AUSSOM.
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dowlad Masar ay tababar u soo (…)
[Horseed Media] - 26/08/2025
Puntland oo ka hadashay soo noqnoqoshada ciidamada mushahar la’aanta ka gedoodsan.
Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadashay ciidamo mushahar la’aan ka cabanaya oo muddooyinkii dambe bilaabay…
[Horseed Media] - 2/09/2025