Maxkamadda ICC oo amartay in lasoo xiro hogaamiyayaasha Taalibaan
[Jowhar - Somalia] - 9/07/2025
Jul 09 (Jowhar) Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo laba ka mid ah madaxda sare ee ururka Taliban, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay tacadiyo u geystaan haweenka iyo gabdhaha dalka Afgaanistaan. Maxkamadda fadhigeedu yahay magaalada Hague ayaa (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Police shoot suspect following Marseille stabbing that injures five
A Violent Night in Marseille: The Tale of a Rampage That Shook a Southern French City When the sun dips behind the (…)
[Jowhar] - 3/09/2025
Ciidamada Puntland oo maanta hawlgal saacado badan qaatay ku burburiyay difaacyo adag oo ay samaysteen Daacish
Ciidamada difaaca Puntland ayaa maanta hawlgal culus oo socday tan aroornimadii hore ee saaka waxay ku burburiyeen (…)
[Puntland Post] - 1er/09/2025
Ciidamada Puntland oo soo bandhigay keydkii hubka Daacish oo ay gacanta ku dhigeen ciidanku
Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka soo bandhigay keyd dhan oo hubka noocyadiisa kala duwan ah, kuwaasi oo ku (…)
[Puntland Post] - 28/08/2025
Cali Xoosh oo amray maamulka Waqooyi Bari inaysan qaabilin Mucaaradka Somalia.
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federalka ah ee Somalia ayaa awaamiir culus hordhigay dowlad goboleedka Waqooyi (…)
[Horseed Media] - 2/09/2025
Danjire Abuukar Daahir “waa muhiim in aan kor u qaadno codkeenna iyo guud ahaan horumarka dalka”
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cismaan, oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa (…)
[Horseed Media] - 29/08/2025