Heshiis laga gaaray murankii ka taagnaa furitaanka shirka dhameystirka SSC Khaatumo

[Jowhar - Somalia] - 12/07/2025
Jul 12 (Jowhar)-Shirka dhammaystirka maamulka SSC-Khaatumo ayaa go’aan laga gaaray, waxaana dhinacyadu isku raaceen in shirku ku socda qaabka ay ugu talagashay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Culimada deegaanka ayaa ku guulaystay in is-afagarad nabdoon lagaga gudbo kala aragti duwanaanta u (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Ku-simaha RW oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti.
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed (…)
[Horseed Media] - 30/08/2025
Puntland oo laamaha Amniga Kenya ka dalbatay in ay qabtaan eedaysane lala xiriiriyay Argagixisada Daacish
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka dalbaday (…)
[Puntland Post] - 1er/09/2025
Ciidamada Puntland oo Daacish ka qabtay agab casri ah oo loo isticmaalo macdan baaris
Saraakiil ka tirsan Hawlgalka Calmiskaad ayaa xaqiijiyay in ciidamada difaaca Puntland in ay heleen agab loo (…)
[Puntland Post] - 29/08/2025
Shir ku saabsan Sugidda Amniga Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay
Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Faysal Sheikh Cali Jifo-Jabsade, oo uu wehelinayo Guddoomiye Ku-xigeenka gobolka, Mudane (…)
[Puntland Post] - 2/09/2025
Ingiriiska oo hakiyay in Muhaajiriinta ay geeyeen dalkaasi xubno qoyskooda kamid ah
Sep 03(Jowhar)-Dowladda Ingiriiska, ayaa hakisay in dadka Muhaajiriinta ah ay keenaan xubno qoysaskooda kamid ah (…)
[Jowhar] - 3/09/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |