Kenya oo Fiiso bilaash ka dhigtay dalalka Afrika marka laga reebo Somaliya iyo Libiya
[Jowhar - Somalia] - 13/07/2025
Jul 13 (Jowhar)-Marka kaga reebo Soomaaliya, Kenya ayaa si rasmi ah u qaaday fiisaha dhammaan dalalka Afrika iyo inta badan waddamada Caribbean-ka. Qofka doonaya inuu galo Kenya hadda uma baahna ETA (ogolaansho elektaroonik ah) ama foom, kaliya waa inuu yimaado dalka. Si lama filaan ah, (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Hawlgalka Cal-miskaad oo lagu diley 3 kamid ah Daacish laguna qabtay hub cusub.
Ciidanka difaaca dowladda Puntland ee hawlgalka sifaynta ka wada buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari ayaa diley…
[Horseed Media] - 27/08/2025
New Zealand police report that CCTV footage reveals father has been evading capture for four years
The Elusive Fugitive Father: A Tale Unfolding in New Zealand’s Waikato Hills Nearly four years have passed since Tom (…)
[Jowhar] - 29/08/2025
The US faces an air pollution issue, yet it goes largely unnoticed
When New York Choked: A Tale of Smoke, Smog, and Political Crosswinds One early morning in New York City this June, (…)
[Jowhar] - 31/08/2025
Madaxweyne Deni oo Boosaaso ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Boosaaso ayaa maanta qaabiley wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey (…)
[Puntland Post] - 26/08/2025
Mareykanka oo VISA u diiday Madaxweyna Falastiin kulanka Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa laga horjoogsaday golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay kadib (…)
[Horseed Media] - 30/08/2025