Ra’iisul wasaare Xamze oo la kulmay Danjiraha cusub ee UK u fadhiya Soomaaliya

[Jowhar - Somalia] - 13/07/2025
Jul 13 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee UK u fadhiya Soomaaliya, Mr. Charles Nicholas King, kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga u dhaxeeya labada dal, gaar ahaan (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

China: Xi Jinping oo qaabilay Ra’iisul Wasaaraha India Modi
Ra'iisul Wasaaraha Shiinaha Xi Jinping ayaa la kulmay Ra'iisul Wasaaraha India Narendra Modi, isagoo sheegay inuu (…)
[Horseed Media] - 31/08/2025
Somalia, Djibouti sign MoU to strengthen bilateral cooperation
Abdisalam Abdi Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia, (…)
[Horseed Media] - 31/08/2025
Ciidanka Puntland oo la wareegey ceelka Ida-kacab ee duleedka Yucrin.
Ciidanka difaaca dowladda Puntland oo maalmihii la soo dhaafay wadey hawlgallo ka dhan ah kooxda nabaddiidka…
[Horseed Media] - 26/08/2025
Puntland oo laamaha Amniga Kenya ka dalbatay in ay qabtaan eedaysane lala xiriiriyay Argagixisada Daacish
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka dalbaday (…)
[Puntland Post] - 1er/09/2025
American gunman ‘fixated’ on the thought of harming children
A Dark Morning at Annunciation: Minnesota’s Heartbreaking School Shooting It was meant to be a morning of innocence (…)
[Jowhar] - 30/08/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |