Taliyayaal ciidan oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaal ka dhacay Beledxaawo
[Jowhar - Somalia] - 11/08/2025
Aug 11 (Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo saaka ka dhacay duleedja magaakada Beledxaawo, kaasoo dhaliyay khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba leh. Dagaalka wuxuu u dhexeeyaa ciidamo kala taabacsan dowladda Soomaaliya iyo Jubaland, balae kasii wada jeeda hal qoys. (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Post-war Somalia proves multilateralism can make the world a better place, says President- Video
In his address to the General Assembly, the President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud outlined global challenges (…)
[Horseed Media] - 26/09/2025
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo la kulmay shaqaalaha golaha.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee Golaha, (…)
[Horseed Media] - 27/09/2025
Decode Your Clothing Labels: What Care Tags Actually Mean
The tag on your T‑shirt is a half‑truth That little seam label you glance at while deciding whether to toss a shirt (…)
[Jowhar] - 25/09/2025
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo tababar u furay ciidan dhan 500 oo ku biiraya Birmadka Booliska
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Mumin Cabdi Shire, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha (…)
[Puntland Post] - 25/09/2025
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay ehelada Cumar Cabdullaahi Cabdi oo duqayn lagu diley.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi ayaa Magaalada Boosaaso ku qaabilay Suldaan Siciid Cabdisalaan, (…)
[Horseed Media] - 25/09/2025