South Sudan oo beenisay inay ogolaatay in dalkeeda la keeno dadka Gaza

[Jowhar - Somalia] - 13/08/2025
Aug 13 (Jowhar) Wasaaradda Arrimaha Dibadda South Sudan ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku beeninayso warar ay baahiyeen warbaahanno qaarkood, kuwaas oo ku saabsan in dowladdu ay wadahadallo la leedahay Israa’iil si Falastiiniyiinta looga soo rarayo Gaza la dajiyo gudaha dalka South Sudan. (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Gaza Civil Defence Reports 18 Fatalities Across the Region
In Gaza’s Shadow: A Day Amid the Devastation and Desperation Imagine standing in a crowded square where hope and (…)
[Jowhar] - 9/08/2025
Cambaaraynta Caalamka ee qorshaha Israel kula wareegayso marinka Gaza oo korortay.
Qaramada Midoobay, dhowr waddan oo Yurub ah iyo Shiinaha ayaa ka mid ah dhoolatusyada cambaareynta caalamiga…
[Horseed Media] - 9/08/2025
DFS oo soo saartay habraaca xulashada xubnaha barlamaanka Waqooyi Bari.
Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda federalka ah ee Somalia ayaa qoraal ay soo saartay ku jaangoynayso hanaanka…
[Horseed Media] - 5/08/2025
Maamulka Isbitaalka Garoowe oo beeniyay warar laga faafiyay adeegyadiisa Caafimaad
Maamulka Isbitaalka Guud ee Garowe ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada iyo meelo kale, kuwaas oo ku (…)
[Puntland Post] - 10/08/2025
Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo wakiilka Midowga Afrika ee Somalia.
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga (…)
[Horseed Media] - 4/08/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |